Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo furmay
Your browser doesn’t support HTML5
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5