Midowga Yurub oo hantidii Ruushka siinaya Ukraine

Your browser doesn’t support HTML5

Midowga Yurub ayaa mabda’ ahaan isku raacay heshiis dhigaya in hantida laga xayiray Ruushka loo adeegsado hub loogu deeqayo Ukraine. Warbixintan waxaa soo diray Henry Ridgwell, waxaana soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.