HRW oo tuhmeysa inuu xasuuq ka dhacay Darfur
Your browser doesn’t support HTML5
Hay'adda Human Rights Watch ee xuquuqda aadanaha ayaa sheegtay in weeraro is xigxigay oo ay ciidamada militariga Suudaan ka fuliyeen gobolka galbeedka ee Darfur ay sare u qaadeen suurta-galnimada inuu dhacay "xasuuq" ka dhan ah qowmiyadaha aan Carabta ahayn.