Militariga Soomaaliya oo lagu eedeeyey inay duqeymo ku dileen shacab

Your browser doesn’t support HTML5

Hay’adda Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo adeegsanaya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga, lagu dilay 23 qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan 14 carruur ah, bishii Maarso, iyadoo ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo “dambiyo dagaal.”