Roobab kale oo ka da'ay Imaaraadka

Your browser doesn’t support HTML5

Imaaraatka Carabta oo mar kale ay ka da’een roob keenay in dugsiyadii iyo jaamacadihii la xiray iyada oo ardaydu ay casharadan ku qaadanayaan guryahooda.