Fatahaad laga cabsi qabo inay ka dhacdo Beledweyne
Your browser doesn’t support HTML5
Dadka ku nool magaalada Beledweyne ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay cabsi ka qabaan fataahaad xooggan oo Webiga Shabeelle uu ka geysto magaalada.
Weriyaheena Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.