Ghana oo 20% la musuq-maasuqo miisaaniyada dowladda

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Ghana 20% miisaaniyadda dowladda waa la musuq-maasuqaa. Warbixintan oo qeyb ka ah warbixino aan ugu talagalnay xaaladda musuq-maasuqa Afrika, waxaa Accra ka soo diray weriyaha VOA Isaac Kaledzi. Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo jeedinaya.