Jaamacadaha Mareykanka iyo dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin
Your browser doesn’t support HTML5
Mudaaharaadayaal iska soo horjeeda ayaa isku dhac uu ku dhexmaray Jaamacadda California ee magaalada Los Angeles, saacaddo kadib markii booliiska New York ay gudaha u galeen dhismo ku yaalla Jaamacadda Columbia, halkasi oo ay ka saareen dibad-baxayaal taageersan Falastiin