Blinken oo raadinaya xabad-joojin dhexmarta Xamaas iyo Israel
Your browser doesn’t support HTML5
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony Blinken oo maanta la kulmay hoggaamiyeyaasha Israa’iil ayaa isku dayaya in la helo heshiis xabbad-joojin ah oo u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas.