Muhiimadda dadka Asiyaanka ee doorashada Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Dadka Maraykanka ah ee asalkoodu qaaradda Asia ka soo jeedo ayaa hadda ah cod-bixiyeyaasha ay tiradoodu ugu korriinka badan tahay, sida laga soo xigtay Xarunta Cilmi-baarista ee Pew. Wariyaha VOA-da Scott Stearns ayaa warbixintan diyaariyey. Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo jeedinaya.