Dubai oo dhisaysa garoon diyaaradeed cusub

Your browser doesn’t support HTML5

Imaaradda Dubai ayaa shaaca ka qaaday mashruuc ku kacaya 35 bilyan oo dollar oo lagu ballaarinayo garoonka diyaaradaha Dubai. Waxaa faah-faahinaya Maxamed Bashiir.