Fatahaadda Wabiga Tana oo jartay isku socodkii gobolka W.Bari Kenya

Kenya Floods

Waxaa kala xiran isku socodka guud ee gobalka waqooyiga bari ee dalka Kenya ka dib markii uu soo fatahay wabiga Tana ee ugu wayn wabiyada mara gobolkaasi.

Roob mahiigaan ah oo ka da’ay buuraleyda bartamaha Kenya ayaa dhaliyay fatahaaddan , taasi oo keentay in dad ka badan 50 qof ay ku dhintaan.

Wariyaha VOAda Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Fatahaadda Wabiga Tana oo jaray isku socodkii gobolka W.Bari Kenya