TikTok oo laga mamnuucayo Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay sharci ku qasbaya shirkadda Shiinayska ah ee ByteDance ee leh TikTok in ay iibiso App-kaasi caanka ah. Maxamed Bashiir ayaa faah-faahinaya