Boqor Salamaan oo isbital galay

Your browser doesn’t support HTML5

Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdulcaziiz oo ah 88 jir, ayaa maanta oo Arbaca ah galay Isbitaal. Xuseen Barre ayaa faah-faahinaya.