Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh, oo nagu soo boqoday xarunta VOA ee Washington, ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay aragtida dowladda Jabuuti ee heshiiskii is-afgarad ee dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland.