Warbixin: Caqabadaha haysta nidaamka caafimaadka Afrika

Khubaro kala duwan ayaa sheegaya in caqabadaha ugu waaweyn ee haysta nidaamka caafimaadka ee Afrika, inay ka mid yihiin, aqoon yarida iyo tababar yarida shaqaalaha caafimaadka.

Si haddaba arrintaas wax looga qabto, hay’ad samafal oo Maraykana oo lagu magcaabo Mission to Heal ayaa tababar u fidinaysa shaqaalaha gudaha, si ay u taageeraan bukaanada ku nool meelaha durugsan.

Juma Majanga ayaa warbixintan ka soo diray tuulada Ngurunit ee ku taalla woqooyiga Kenya. Waxaana inoo soo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

CAQABADAHA HEYSTA CAAFIMAADKA AFRICA