Dagaal dhex-maraya Tigrayga iyo Amxaarada

Your browser doesn’t support HTML5

Qaramada Midoobe ayaa sheegtay inay 50,000 oo qof ku barakaceen dagaallo u dhaxeeya Tigrayga iyo Amxaarada Itoobiya.