Wareysi: Dr. Cabdullaahi Aweys

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Washington, waxaa ka socday shirka Bankiga Adduunka iyo hay’adda IMF oo ka so qeybgaleen dhaqaalle-yahanno badan oo ka socday dunida. Dr. Cabdullaahi Aweys oo ka tirsan Machadka Heritage ee Muqdisho ayaa ka mid ah Soomaalidii ka qeybgashay shirka. Waxa uu u warramay Sandheere.