UK oo muhaajiriinta u masaafurineysa Rwanda

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'iisul Wasaaraha UK, Rishi Sunak ayaa maanta sheegay inuu billaabayo in bilaha soo socda uu dadka magangalyo doonka ah u masaafurin doono dalka Rwanda.