Doorashada Somaliland oo la waqtiyeeyey
Your browser doesn’t support HTML5
Guddida doorashada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay liiska tirade guud ee codbixiyaasha ka qeybgali doona doorashada la qorsheeyay inay dhacdo bisha November.
Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Weriye Maxamed Boosh.