Dadka ku nool xadka Pakistan-Afghanstan oo qaati ka taagan miinooyin

landmines

Mas’uuliyiinta degmooyinka ay maamulaan kaabbo-qabiillada ee Pakistan ee ku teedsan xudduudda Afgaanistaan ayaa sheegay, in miinooyinka tobnaan sano ka hor dhulka lagu aaso iyo walxaha qarxa ay weli yihiin dhaxal dil ah oo looga tagay dadka aaggaasi ku nool.

Dadka deegaanka ayaa ka dalbanaya dowladda in ay kordhiso howlaha miino baarista. Warbixintan waxaa Peshawar kasoo diray, weriyaha VOA Abdur Razzaq, waxaa soo jeedinaya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dadka ku nool xadka Pakistan-Afghanstan oo qaati ka taagan miinooyin