Gobolka Saaxil oo dariiq u noqday ka ganacsiga daroogada

Ka ganacsiga mukhaadaraadka ayaa sare u kacay wadamo ku yaala galbeedka Afrika, sida lagu sheegay warbixin ay Qaramada Midoobay soo saarta.

warbixintan ayaa muujinaysa in gobolka saaxil ee galbeedka Africa oo wadamada ku yaala ay colaaduhu halakeeyeen, uu noqonayo waddo saamayn xoogan ku yeelata ka ganacsiga daroogada.

Warbixin ay VOA du arimahaa ka qortay Waxa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Gobolka Saaxil oo dariiq u noqday ka ganacsiga daroogada