QM oo ka deyrineysa xaaladda malaayiin qof oo ku nool Mozambique

Xafiiska isku dubba-ridka howlaha bini'aadannimo ee Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo OCHA, ayaa raadinaya $413 milyan oo gargaar degdeg ah oo kaalmo loogu fidiyo in ka badan hal milyan qof oo ku nool waqooyiga Mozambique kuwaasi oo la tacaalaya masiibooyin ay keeneen cimilada iyo kacdoon hubeysan oo ka socda gobolka Cabo Delgado. Charles Mangwiro ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Maputo ee caasimadda Mozambique. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaalad bani'aadannimo oo ka taagan Mozambique