Arday la barayo sida loo sameeyey hilib macmal ah

Your browser doesn’t support HTML5

Dugsi ay maamusho dawladda Cameroon oo ku yaalla caasimadda dalkaas, ayaa ardayda baraya sida loo sameeyo hilibka macmalka ah ee laga sameeyo dhirta. Weriyaha VOA Anne Nzouankeu ayaa warbixintan ka soo diray Cameroon, waxaa inoo soo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.