10:40 Imaaraadka oo ay kusoo rogmadeen daadad

Your browser doesn’t support HTML5

Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa la halgamaysay sidii ay uga soo kaban lahayd roobkii ugu cuslaa ee abid ku da’a dalkaasi, iyadoo meel walba uu wali daadsan yahay daad.