Senate-ka Mareykanka oo ku hagoogtay Mayorkas

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Senatka Mareykanka ayaa Arbacadi shalay meesha ka saaray dhammaan eedihi uu Aqalka Wakiillada xilka uga xayuubiyay Wasiirka Amniga Gudaha Alejandro Mayorkas.