Dagaallo ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya
Your browser doesn’t support HTML5
Dagaallo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa maamul-goboleedyada Jubaland iyo Konfur-Galbeed ayaa ka dhacay Jubbada Hoose iyo Baay. Dhinaca kale, bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya qabaaillo kala duwan.
Cabdicasiis Barrow ayaa faah-faahinaya