Xiisadda Puntland iyo dowladda federaalka

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay inay kalsoonidii iyo taageeraddii kala noqdeen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliay ee ka soo jeeda Puntland. Haddaba sida ay xildhibaanada u arkaan arrinta waxaan ka wareysanay Cali Mahdi Maxamed oo ka mid ah xildhibaanada.