Gabar Muslim ah oo khudbad laga joojiyey

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Mareykanka ayaa aad looga hadal hayaa Jaamacad ku taalla gobolka California oo gabar Muslimad ah ka joojisay khudbad ay jeedin laheyd.