Israel oo loogu cadaadinayo in aysan weerarin Iran

Your browser doesn’t support HTML5

Dalalka xulufada la ah Israel ayaa ku cadaadinaya in aysan weerar aargoosi ah ku qaadin Iran kadib weerarkii Tehran kaga yimid Sabtidii.