Puntland oo diiday shirka uu Xasan Sheekh ku baaqay

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Puntland ayaa ku gacan sayray shirka uu madaxweyne Xasan Sheekh isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada dalka.