Isbitaalka Beledweyne oo dib loo howlgeliyey

Your browser doesn’t support HTML5

Isbitaalka Beledweyne oo dhowaan dib loo howlgeliyey ayaa howshiisu hadda si wanaagsan u socotaa kadib muddo hakad uu ku yimid. Warbixintan waxaa soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.