Wiilasha India ee u dagaalamaya Ruushka

Your browser doesn’t support HTML5

Gobolka Telangana ee dalka Hindiya, qoysas ayaa isku dayaya inay wiilashooda ka soo celiyaan jiida hore ee dagaalka Ukraine, ka dib markii lagu khiyaamay inay u shaqeynaayaan Ruushka. Warbixintan waxaa diyaariyey Henry Wilkins, waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.