Gobolka Indiana oo doonaya inuu noqdo xarunta teknoolojiyadda

Your browser doesn’t support HTML5

obolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa ku hamminaya inuu noqdo xarunta teknoolojiyadda ee ugu weyn ee Maraykanka ee mustaqbalka. Weriyaha VOA Kane Farabaugh ayaa warbixintan ka soo diray Indianapolis, waxaana inoo soo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.