450 kg oo miino oo laga helay iskuullo ku yaalla Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin ayaa sheegtay Talaadada maanta ah in ay iskuullada ka heshay ilaa 450 KGM oo ah banbaanooyin aan qarxin. Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.