Israel iyo Iran oo weli is haysta

Your browser doesn’t support HTML5

Iran iyo Israel ayaa is-weydaarsanaya hanjabaado kadib markii Iran ay gantaallo ku weerartay Israel, ayada oo Israel na ay sheegtay inay ka jawaabi doonto.