Mareykanka oo tababar usoo xiray dufcad ka tirsan Danab

Your browser doesn’t support HTML5

Dufcad cusub oo ka mid ah ciidamada Kumaandooska ah ee Danad ee Soomaaliya, islamarkaana uu taageero Mareykanka ayaa waxaa loo soo xiray tababar. Cabdicasiis Barrow ayaa soo diray warbixintan.