Ciidamada cusub ee soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyey ciidamo ka tirsan Kumaandoosta Gor Gor iyo Danab, kuwaas oo dhawaan dhameystay tababarkoodii.