App-ka cuntooyinka xalaasha ah

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka mid ah Ganacsatada Muslimiinta ah ee cuntooyika iibiya ee dalka Maraykanka ayaa samaystay barkulan (Application) ay ku diiwaan galiyaan maqaaxiyaha iyo goobaha laga cunteeyo ama qaxweeyo iyo waliba dukaanada iibiya raashinka Xalaasha ah.