Maxkamadeynta Trump oo maanta furmaysa
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada New York waxaa maanta ka furmaysa maxkamadeynta madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo wajahaya dacwado la xiriira lacag uu ku aamusiyey gabar uu u galmooday.