Israel oo lagu boorinayo inaysan u jawaabin Iran

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxda qaar ka mid ah dalalka caalamka ayaa ku boorinaya Israel inaysan weerar aargudasho ah ku qaadin Iran kadib markii Iran ay gantaallo ku weeraray Israel.