Nadaafad darrada suuqa kalluunka ee Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Naadafad darro aad u weyn ayaa ka jirta kawaanka ugu weyn ee lagu iibiyo kalluunka ee Muqdisho. Jamaal Axmed Cusmaan ayaa warbixinta soo diray.