Wareysi: Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar

Your browser doesn’t support HTML5

Lamaanaha Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar ayaa VOA siiyey wareysi ay uga hadlayaan arrimo ay ka mid yihiin fanka iyo jaceylkooda. Sagal Mustafe ayaa ku wareysatay Hargeysa.