Dunida oo dhan ayaa Arbacada maanta ah si wadajir ah looga cidayaa, kadib markii ay muslimiintu ay soo gabagabeeyeen soonka bishii barakeysneyd ee Ramadan oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka.
Muslimiinta Kenya ayaa u saaka u dareeray salaadda ciidda, waxaana warbixintan kasoo diray Yaasin Ciise Wardheere.
Your browser doesn’t support HTML5
EID AL FITR NAIROBI
Maanta oo kale, waxaa sidoo kale iddaacadaheenna soo socda ku maqli doontaan warbixin, wareysiyo heeso aan idiinkaga diyaarinay barnaamijka Ciidda ee aan ugu talagalnay dhagaystayaasheen.