Soomaaliya iyo isticmaalka gaaska lagu kariyo cuntada
Your browser doesn’t support HTML5
Muqdisho iyo meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya waxaa ku soo badanaya isticmaalka shooladaha gaaska ku shaqeeya ee wax lagu karsado, waxaana meesha ka sii baxaya burjikooyinkii dhuxusha.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.