Jarmalka oo laga gudbiyey dacwad la xiriirta dagaalka Gaza
Your browser doesn’t support HTML5
Jarmalka ayaa maanta diiday dacwad uu dalka Nicaragua u gudbiyey Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda, kaasi oo ku eedeeyey inuu Israel ku gacan siiyo burburinta Gaza.