Musharaxiinta Mareykanka iyo NATO

Your browser doesn’t support HTML5

Labada musharax ee doorashada madaxweynaha Mareykanka ayaa si aad ah ugu kala duwan aragtidooda ku aaddan gaashaanbuurta NATO, oo dhowaan 75 jirsatay.