Qaar ka mid ah duulimaadyada Muqdisho oo baaqday

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka mid ah diyaaadaha caalamiga ah ayaa maanta baajiyey duulimaadyadii Muqdisho kadib digniin amni oo kasoo baxday safaaradda Mareykanka ee Nairobi.