Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya iyo Internet-ka

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in gobolka Waqooyi Bari ee Soomaalida degto uu yahay gobolka labaad ee ugu tayada sarreeya Internet-ka ee Kenya. Warbixintan waxaa soo diray Axmed Xuseen.