Israa'il oo ciidamadeeda ka saartay Koonfurta Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Israa'iil ayaa Axaddii lasoo baxday dhammaan ciidamadeeda koonfurta Qaza, oo ay ku jirto magaalada Khan Yuunis, sida uu sheegey sarkaal ka tirsan ciidamada milatariga, kadib dagaallo ba'an oo ay la galeen Xamaas oo ay ku burburiyeen aaggaas.